Posts

Showing posts from November, 2024

CIYAARAHA MAANTA

Image
 Tababaraha cusub ee kooxda Manchester United ayaa markiisii ugu horeysay booqday garoonka old Trafford oo ah garoonka Manchester United ay kudheesho  Tababarahaan ayaa lafilaayaa inuu isbedel weyn kusameeyo kooxda ISBEDEL NOOCEE AH AYAA LAGA FILAN KARA?

CIYAARAHA MAANTA

Image
Tababaraha cusub ee kooxda As Roma ee kadhisan horyaalka seria A ee dalka Italy ayaa xale dib lagu soo dhaweeyay magaalada Rome ee caasimada dalka Italy. Tababarahaan waa73 sano jir udhashay dalka Italy wuxuuna dhashay (20/10/1951) wuxuuna kudhashay caasimada dalka Italy (Rome). Tababaraahan ayaa soomaray kooxa badan oo kala duwan intii uu ahaay tababare sida: Fiorentina, Chelsea Fc, Leicester city, Fulham Fc, Fc Nantes, As Roma, U.C.Sampdoria, Watford Fc, Cagliari Calcio. Sido kle tababarahaan ayaa tababare usoo noqday xulka qaranka (Greece National team) koobkii aduunka ee 2014 ee kadhacay dalka (Brazil). Tababarahaan ayaa kasoo safray magaalada London ee caasimada dalka England si uu tababare ugu noqdo kooxda As Roma oo xili ciyaareedkaan aanan kubilaaban natiija fiican. Kooxda ayaa kujirta kaalinta 12 aad ee horyaalka seria A. Tababarahaan ayaa lafilaayaa inuu shaqadiisa macalinimo bilaabo kadib Qaramada si uu kooxda wax uga badalo xili ciyaareedkaan asoona kulankiisa u horeeyo waj...