CIYAARAHA MAANTA

Tababaraha cusub ee kooxda As Roma ee kadhisan horyaalka seria A ee dalka Italy ayaa xale dib lagu soo dhaweeyay magaalada Rome ee caasimada dalka Italy.

Tababarahaan waa73 sano jir udhashay dalka Italy wuxuuna dhashay (20/10/1951) wuxuuna kudhashay caasimada dalka Italy (Rome).



Tababaraahan ayaa soomaray kooxa badan oo kala duwan intii uu ahaay tababare sida: Fiorentina, Chelsea Fc, Leicester city, Fulham Fc, Fc Nantes, As Roma, U.C.Sampdoria, Watford Fc, Cagliari Calcio.




Sido kle tababarahaan ayaa tababare usoo noqday xulka qaranka (Greece National team) koobkii aduunka ee 2014 ee kadhacay dalka (Brazil).

Tababarahaan ayaa kasoo safray magaalada London ee caasimada dalka England si uu tababare ugu noqdo kooxda As Roma oo xili ciyaareedkaan aanan kubilaaban natiija fiican.

Kooxda ayaa kujirta kaalinta 12 aad ee horyaalka seria A.

Tababarahaan ayaa lafilaayaa inuu shaqadiisa macalinimo bilaabo kadib Qaramada si uu kooxda wax uga badalo xili ciyaareedkaan asoona kulankiisa u horeeyo wajihi doono kooxda Napoli.
Waxaana lafilaayaa inuu tababaraha kooxda wax kabadali doono xili ciyaareedkaan.


Comments